DHEGAYSO:-Barnaamij Dhacdooyinkii ee Isbuucan
18th January 2013 · 0 Comments
Khartuum:(GalGalanews) Wariye Jamac Ukun oo ka Tirsan Bahda GalGalanews Kuna Sugan Dalka Suudaan Gaar ahaan Khartum ayaa Soo Diyaariyay Barnaamij dheer oo ka hadlay Dhacdooyinka Todobaadka Somaliya.
1-Faransiiska Howlkii buula Mareer
2-Warkii Al-Shabaab ee Falkaasi
3-Gudoomiyaha Gobolka Jubooyinka oo Dagaalka Jubooyinka ka hadlay
4-Safarkii Madaxwaynaha Somaliya ee USA.
5-Wariye Lagu Dilay Muqdisho
Barnaamijkaasi Hoos ka Dhegayso.
