Hayland:- Faah Faahin Wafti Wasiiro ah oo ka soo Laabtay Dhahar +Sawiro
30th January 2013 · 0 Comments
Dhahar:(GalGalanews) Wafti balaadhan oo uu Hormuud u ahaa Wasiirka Xanaanada Xoolaha PL Siciid Xasan shire ayaa Maalmahan ku Sugnaa Magaalada Dhahar ee Gobolka Hayland Xarunta u ah.
Waftigaasi waxay ka Koobnaayeen Wasiiro iyo Wasiiro ku Xigeeno, Â Gudoomiyaha G/Hayland iyo ku Xigeenkiisa, Duqa Degmada Dhahar iyo Masuuliyiin kale, Ujeedkooda ayaa ahaa inay Bulshada Gobolkaasi kala soo hadlaan sidii loo Taaba Galin lahaa Nidaamka Xisbiyada Badan ee PL u Hayaantay isla markaana Waxqabadka Xisbiga Dowlada looga dhaadhicin lahaa. [Sawirad Kulankii Urada Dhahar]
Wararkii Safarkooda ee Hore Riix Halkan
Muuqaalka Waftigaasi Hoos ka eeg











