Banaan’bax balaadhan oo maanta magaalada Ceergaabo ka dhacay Daawo
1st February 2013 · 0 Comments
Banaan-bax lagaga soo horjeedo go’aankii Dawladda Ingiriisku ku sheegtay in ay Somaliland ka jirto xaalad amni-daro isla markaana mawaadiniinteeda kala baxayso ayaa maanta ka dhacay magaalada Ceergaabo ee xarunta gobolka Sanaag ,waxaaney sheegeen in uu am-niga Somaliland suganyahay
