Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Filed Under:  Latest News

Bosaaso:- oo Suldaan lagu Dilay Maanta

2nd February 2013   ·   0 Comments

Garoowe:(GalGalanews) Suldaan Muuse Onkod ayaa lagu Dilay Magaalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsi ee PL, War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Kooxo Hubaysan ay Dilkaasi Fuliyeen.

Laamaha Amaanka Gobolka Bari ayaa Talaabo Xoogan Qaaday kuwaasi oo Baadhitaan Dheer ka samaynaya Goobtii Falkaasi ka dhacay.

Suldaan Muuse Onkod ayaa ahaa Nin Isin ah oo Beelaha ka mid ah Beelaha Degan G/Bari u ahaa Duub Dhaqan.

Waa Dilkii Koowaad ee  Qof Bulshada laga Yaqaan Dhexdeed loo gaysto Mudo Tan iyo sanadka Cusub ee 2013

 

GalGalanews/Bosaaso

By

Readers Comments (0)