Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Filed Under:  Latest News

Urur Siyaasadeedka Midnimo oo Shiranaya Ergooyin

2nd February 2013   ·   0 Comments

Garoowe:(GalGalanews) Urur Siyaasadeedka Midnimo ayaa shiranaya Magaalada Garoowe Ergooyin Gaadhaya 300 oo Ruux oo Gobolada PL Ka kala Yimi, Shirwaynaha Ururkaasi ayaa lagu Doorandoonaan Golaha Dhexe sida aanu Warka ku helayno.

Urur Siyaasadeedka Midnimo ayaa ka mid ah lixda Urur Siyaasadeed ee u Tartamaya Doorashada Golayaasha Deegaanka iyo Baarlamaankaba.

Shirwaynaha ayaa socondoona Mudo 2 Casho ah waxana La Filayaa in la soo Afmeero Maalinta Sadexaad. [DHEGAYSO Waraysi Saadiq Eenow]

 

GalGalanews.com

By

Readers Comments (0)