DHEGAYSO:- Khudbadii Dr Faroole uu kaga Hadlay Hashiiskii GalGalanews iyo Dowlada
4th February 2013 · 0 Comments
Garoowe:(GalGalanews) Halkan ka Dhegayso Khudbadii Dr Faroole ka Jeediyay Kulankii Dhalinyarada Puntland uu la Yeeshay ee Magaalada Garoowe,
Madaxwaynaha ayaa sheegay inay GalGalanews”Qori Jirtay Warar ah in GalGala ay ku Duuganyihiin Dahab” GalGalanews waxay qori Jiray in Beesha Halkaasi degani Boob lagu hayo oo Dahabkooda la Guranayo Laakiin taasi waxay Beenowday markii Ciidamo Beeshaasi Metela lagu Wareejiyay Gacanta ku haynta GalGala”
Madaxwaynaha ayaa Codsaday in Warbaahintu la shaqayso Dowlada iyo Isbedelka Nidaamka Asxaabta badan isaga oo ka Codsaday Qorayaashii Bogga GalGalanews in ay Taageeraan Dowlada iyo Hanaanka Xisbiyada badan.
Halkan ka Daawo Sawiradii Shirkaasi
Halkan ka Dhegayso Hadalkii Dr Faroole
Madaxwaynaha oo Cafiyay Mamulka Webka Galgala
Halkan ka Dhegayso Hadalkii Jamac Feyte
Jaamac Fayte oo cafid waydisay madaxwayne Faroole
By Editor
