Xuska Xasuuqii 1991 VIDEO
9th February 2013 · 2 Comments
Xuska Xasuuqii ugu horeeyey ee ka dhacay Soomaliy January 1991 ee magaaladda Muqdisho, xasuuqii Xeryaha qaxootiga ee Gobolka Hiiraan, xasuuqii ka magaalada Gaalkacayo Feb 28 1991 iyo xasuuqii ka Gobolada waqooyi 1991 Xasuuqyadan oo ahaa kuwii ugu xumaa ee abid soo mara Taariikhda Soomaalida.
Muuqaalkan Waxa Na soo Gaadhsiiyay Radio-Ogaal oo Fadhigiisu yahay Dalka Canada.
Muuqaalkan Hoos ka Daawo
3
By Editor

Christine…
This is a message to the admin. I came to your page via Google but it was hard to find as you were not on the front page of search results. I know you could have more visitors to your website. I have found a website which offers to dramatically increas…
Nice. Thank a lot for posting this. I’ll definitely check back to read more and inform my people about your writing.