Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Filed Under:  Latest News

Somaliland:-Jaah Wareer ka Taagan Macluumaad Sir ah oo la Faafiyay DHEGAYSO

20th February 2013   ·   0 Comments

Dhowaan La Jabsaday Ciwaanka Qaaska ah ee uu Leeyahay  Wasiiraka Arimhada Debeda Maamulka lamagacbax ee (Somalilanday Somaliland   Laguna Magacaabo Maxamed C/laahi Cumar.

Khabiirada Jebiyey Ciwaanka Ayaa waxay Halkaasi Ka Heleen Xogo Aad Umuhiima oo Mr Maxamed Ay Is dhaafsadeen Masuulyiin Katirsan Jamhuuriyada Soomaaliya.

Wararaqaha Iyo jawabaha oo kala Danbeeyay Ayaa Isugu Jiray kuwa Lasoo Diray Xiligii Lagu Jiray Magacaabistay Wasiirka Arimaha Debeda Soomaaliya & Xubnaha kale.

Codsiyada Ugu Muhiimsanaa ee Mr Maxamed Sida wayn Ucodsaday markuu ku suganaa Magaalada Adisababa Ayaa waxaa Kamid Ahaa Inuu Xil ka helo Dawlada Soomaaliya.

Dhinaca kale Emails ka ayaa waxaa Qayb ka Ah kuwa Maxamed C/laahi ku kashifayo Sida aan Maamulka Somaliland usoconayn, Iyo waliba tii uu Dawlada Ingiriiska uqoray ee Ahayd Inay Ku Fashilmeen waxqabshada ee Daymaha loo jeediyey.

Qaarkamida Shacabka Mudada Dheer Sugayey Ictiraafka Ayaa waxay Dhowaan Eedayn Dusha Uga Tuureen dhankooda, Siilaanyo & Ninka Codbaahiya Beenta ah lawareegaya eee Maxamed C/laahi Cumar.

HALKAN RIIX DHAGAYSO SHACABKA  OO KACADHAYSAN IYO HADALO CADHO LEH AY UGU JAWAABEEN

Markaas  Kadib maxaa dhacay ?

Siilaanyo oo Maxmed C/laahi Qayb kala ah, kuna taageersan  Warwareejinta Shacabka Soomaaliyeed ee Hargeysa iyo Burco Ayaa Siwayn uga Jawaabay eedayna mr Maxamed Loo Jeediyey.

HALKAN RIIX DHAGAYSO SIILAANYO MUXUU KAYIRI

 

By

Readers Comments (0)