Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Filed Under:  Latest News

Weftigii Somaliland oo Tegay Laas-Qoray VIDEO

20th February 2013   ·   0 Comments

Laas-Qoray:(GalGalanews) Wasiir ku Xigeenka Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland ayaa Booqday laasqoray isaga oo Maalmahan ku Sugnaa Badhan iyo Hadaaftimo,Dad uu Kula Kulmay Barxada Magaalada laasqoray ayuu sheegay inuu uga Mahadcelinayo Sida Wanaagsan loogu soo dhaweeyay guud ahaan Sanaag.

 

 

Muuqaalka Hoos ka Daawo

By

Readers Comments (0)