Maakhir University oo Imtixaankii la soo Afmeeray +Sawiro
21st February 2013 · 0 Comments
Badhan:(GalGalanews) Jaamacada Maakhir Ee Magaalada Badhan Ayaa Maanta oo bishu tahay 21/02/2013 waxaa usoo gaba-gaboobey imtixaanka semesteradii ee dhammaan kulliyadaha ay kakoobantahay jaamacaddaasi sida kulliyadda ICT Ookakooban Semester One Iyo Semester Three Kulliyadda Education Semester One Iyo Three Kulliyadda Sharica And Low Semester One Kuwaas Oo Dhammaantoodba Ahaa Digree waxaa Iyana Sidookale Uu Imtixaanku Usoodhammaaday Kuliyadaha Community Development Iyo Bussines Administration Oo Iyaguna Deploma Ahaa .
Jaamacadda Maakhir ayaa waxay tahay jaamacad indhowaaleba kuheelanayd kor uqaadista iyo tayaynta aqoonta Bulshada Reer sanaag ayaa ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey dardar gelineysey horumarka dhinaca waxbarasho oo sannadba sannadka kadambeeya isosootarisey,
Sikastaba ha ataatee Barayaasha ama Macalimiinta Dhiga Jaamacadda Maakhir oo intooda badan ah dhalinyaro firfircoon oo kasoo jeeda ama udhashay gobolka sanaag ayna ka go antahay inay heergaadhsiiyaan jaamacadooda maadaama gobolkani uu yahay mid aad uhabsaamay sidookalana aan wax tageera ah Ama taakulo ah kahaysan maamulada hareeraha kaxiga, iyadoo ay jiraan macalimiin ama barayaal ajaanib ah oo qayb ka ah jaamacadda maakhir,
Jaamac Farah Mohamed
Badhan-Somalia





