Dhagayso:- Kulan Xasaasi ah oo looga soo horjeedo Shirka Barito ka furmaya Kismaayo oo ka soconaya Muqdisho iyo odayaal Siculus uga Soo Horjeestay
22nd February 2013 · 0 Comments
Waxaa ka soconaya Magaalada Muqdisho Shir balaaran oo soo qaban qaabiyeen Siyaasiyiin iyo wax garad kasoo jeeda deegaanada Moqdisho.
Xildhibaan Hore Bood oo goordhow isagoo ku sugan Hoolka Shirku ka socdo hadal kooban Siiyay Saadaal Media ayaa sheegay in Shirku uu yahay mid ay kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee Siyaasiyiinta iyo wax garadka kasoo jeeda deeganada Jubbooyin,wuxuuna xusay in ajandaha shirka uu yahay Dowladda Soomaaliya in looga danbeeyo Arimaha maamul u samaynta.
HALKAN RIIX DHAGAYSO SHIRKA XIISIHIISA
Inta kulanku socdo ayaa waxaa la filayaa inay khudbado ka jeediyaan kasoo qayb galayaasha, wuxuuna shirkani kusoo aadayaa xili goordhow uu shirkale oga furmay Magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo Wafdi ka socday gudiga Farsamada Maamul u samaynta Jubbooyinka iyo Gedo.
Waxaa arintaas warbaahinta qaar uga waramay siyaasi Bood
