Home » Archives by category » Diaspora
Shirkii Jaaliyada Maakhir ee Sweden (Sawiro DHEGAYSO)

Shirkii Jaaliyada Maakhir ee Sweden (Sawiro DHEGAYSO)

(Stockholm Galgalanews) Jaaliyada Soomaaliyeed ee kasoo jeeda gobolada Sanaag, Haylaan, G-Bari iyo Jubooyinka ee Maakhir ee kudhaqan wadanka Sweden gaar ahaan Stockholm ayaa taageertay mashruuca wadada isku xidhi doonta Ceergaabo iyo Ceeldaahir Shir heer sare loosoo agaasimay oo ka dhacay magaalada Stockholm ayaa waxaa kasoo qaybgalay qaybaha kala gedisan ee bulshada oo qaarkood ay kasoo […]

Baaq Jaaliyada G.Sanaag ee Dalka Sweden

Comments Off on Baaq Jaaliyada G.Sanaag ee Dalka Sweden
Baaq Jaaliyada G.Sanaag ee Dalka Sweden

(Goteborg-Galgalanews) Jaaliyada Gobolada Hayland,Sanaag & G,Bari ee dalka Sweden waxay Bogaadinayaan Kulamadii Jaaliyadaha PL ay ku taageerayeen Horumarka ka socda Guud ahaan PL Gaar ahaan Gobolada Kor ku xusan. (Halkan ka Akhri Bayaanka)      

Continue reading …

Baaq Taageero Horumar

Comments Off on Baaq Taageero Horumar
Baaq Taageero Horumar

UJEEDDO: – Jaaliyadda Maakhir State ee puntland ee dalka Sweden- göteborg. Hadaanu nahay Jaaliyadda Maakhir ee Puntland ee ku sugan dalka Sweden magaalada Göteborg . Waxaan  aad ugu faraxnay oo taagerayna mashruuca dhismaha wadadda Ceel-Daahir  – Ceerigaabo . Waana soo doweynaynaa . Hadaanu nahay  Jaaliyadda Maakhir ee dalka Sweden, Waxaanu diyaar u nahay sidii aanu uga qayb […]

Continue reading …
Jaaliyadda Norway oo ka hortimid wakiilka uu magacaabay Madaxweyne Gaas

Jaaliyadda puntland ee dalka Norway ayaa isugu timid 18ka November 2014 Shir ay uga arrinsanayaan Arrimo ku cusub Jaaliyadda, Dood dheer ka dib, Jaaliyaddu waxay ku ku heshiisay Qodobadan hoose: Jaaliyaddu waxay si buuxda u taageersan tahay Xukuumadda dawladda Puntland ee Hogaaminayo Mudane Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas Jaalyaddu waxay soo dhaweynaysaa, Aqoonsan tahay Lana […]

Continue reading …

“Waxey Indhahaygu Qabteen Baa ka weyn Waxan Maanka ku hayay!” By: Maahir Jamac Aadan

Comments Off on “Waxey Indhahaygu Qabteen Baa ka weyn Waxan Maanka ku hayay!” By: Maahir Jamac Aadan
“Waxey Indhahaygu Qabteen Baa ka weyn Waxan Maanka ku hayay!” By: Maahir Jamac Aadan

Linkiga Hoose ku dhufo Saad Maqalka u Akhrisatid  “Waxey Indhahaygu Qabteen Baa ka weyn Waxan Maanka ku hayay!” Qorma Xiisa Badan oo Dhinacyo Badan ka Egaysa Horumarka Dowlad Deeganka Soomaalida Ethiopia By: MJA

Continue reading …
Ururka Ardada  Sanaag ee Sudan  oo Hogaan Cusub Dooratay+Sawiro+Muuqaal

Kulan heersare ah oo kadhacay magalada Khartoum caasimada dalka sudan bishu markay ahayd 10/05/2013  oo ay iskugu yimadeen ardada gobalka sanaag ee waxkabarta dalka sudan ayaa waxay kudoorteen hogaan cusub  yidoo aykutartamayeen labada musharax ee  kala ah C/FATAAX  AXMED  MAXAMED (AWAARE) iyo DIIRIYE C/RISAAQ MAXAMED  codayntii kadib waxay guntii iyo gabagabadii guushu kuraacday DIIRIYE C/RISAAQ […]

Continue reading …
Xingalool;DugsigaLliibaan oo Xafladii Sanad Dugsiyeedka Qabtay

      Galgalanews :Waxaa maanta ka dhacday xarunta dugsiga hoose dhexe Liibaan ee Degmada Xingalool xaflad si weyn loosoo agaasimey taas oo dulucdeedu ahayd xidhitaanka sannad dugsiyeedka 2012/2013 isla markaana abaal marin lagu gudoonsiiyey ardaydii kaalimaha hore galay imtixaankii sanad dugsiyeedkan. Xafladan ayaa waxaa kasoo qeyb galay culimaa’u diin, waalidiin, arday, ururada bulshada, aqoonyahanka […]

Continue reading …
Xingalool oo ay dabaylo burburiyeen+ sawiro

xingalool-GGN. waxaa magalada xingalool ka da’ay saan horay idinku sheegnay roobab watay dabaylo oo khasare u gaysatya . waxaa burburay iskuulo,guryo.macaahid,cusbitaalka magaalaada iyo weliba masaajido. dhirbadanina waa ku baaba’aday halkaasi  sidaasi waxaa noo xaqiijiyey gudoonka magaalada. halkan kadaawo sawirida dugsiga aflax masjidka jaamaca ee xingalool cusbitaalka almanhal ee xingalool dugsiga ileys ee xingalool guri kamid […]

Continue reading …

Maakhir Community in UK’s statement: Memorandum on the Issues before the London conference on Somalia

Comments Off on Maakhir Community in UK’s statement: Memorandum on the Issues before the London conference on Somalia

We the elders and representatives of Warsangeli community in the UK wish to express our views and concerns of the direction the Federal Government of Somalia is taking and wish the May Conference on Somalia and G8 meetings of April and June 2013 to give serious consideration to these concerns. We welcome the recognition of […]

Continue reading …
Maakhir iyo Dhacdooyinka siyaasadeed ee beryahan! Talo & Tusaale

(MCRF):Ayaamahan dambe waxa soo if baxay shirar syaasaddeed oo isdaba-joog ah oo beelo ka mid ah reer Maakhir ugu gogol xaarayaan hal ku dhegyo xambaarsan dareen iyo dhiilo liddi ku ah midnimada iyo masiirka ka soo baxaan. Sida, markay beelihii si gooni gooni ah aayahoodii uga tashateen waxay kalsoonidii kala laabateen tala-wadaagii degaanka iyo maamulka […]

Continue reading …

Shirkii Jaaliyada Maakhir Ee Nairobi warbixin+sawiro

Comments Off on Shirkii Jaaliyada Maakhir Ee Nairobi warbixin+sawiro
Shirkii Jaaliyada Maakhir Ee Nairobi warbixin+sawiro

Nairobi(GalGalanews) : Shir aad ubalaadhan oo si heer caalami ay usoo abaabuleen dhalinyarada Jaaliyada Maakhir ee wadanka Kenya ayaa ka dhacay Hotelka weyn ee Barakaat Hotel, shirkan oo ay kasoo qeybgaleen dhamaan qaybaha kala gedisan ee jaaliyadaha Gobolada Maakhir ee Sanaag, Jubbada hoose iyo Gobolka Bari, Shirkan waxaa soo xaadiray aqoonyahanada, culimada, dhalinyarada, ganacsatada, iyo […]

Continue reading …