Content on this page requires a newer version of Adobe Flash Player.

Get Adobe Flash player

Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Articles

omar21

Maxaad Kataqaan Gal-Gala By Cumar Yussuf Ahmed(Cumar Shaafi)

Qormadan waxan ku eegi doona deegaanka Galgala,Bari,somaliya. Oo ubooqday madaxweynaha puntland Dr Abdiweli Mohamed Ali Gaas 02-Dec-2014, oo aan jeclayahay inaan sawir kooban uga bixiyo

Continue Reading »

Qeybta Articles

Maakhir_map

Maakhir:- Tallo xummo nin falay kun jeer (A.M.GURIBAR)

Tallo xummo nin falay kun jeer , haatana u taagan oo tiisa, haligaaya looma taag hello : Guud ahaan inta badan soomaaliya waxaa aafeeyey  dagaalo 

Continue Reading »

Articles Archives

maqaal
Waxyaalaha Sababa Isbedel Siyaasadeed By Abdirisak Saed Ali
- Nov 7, 2014
Jiritaanka siyaasada waxa ay ku qaabeeysantahay ama saameeya waxyaalo(factors)badan oo ay ka mid tahay, xaalado ama duruufo bulsho(social) iyo dhaqan (cultural) ee jirta, hab dhismeedka dhaqaale, saamaynt fikradeed(intellectual) iyo falsafadeed(philosophical), ...
birth
Hambalyo Tahniyad Dhalasho
- Nov 6, 2014
Waxaa manta cunug ugu dhasheen Mohamed Abdi iyo marwadiisa  Mushtaq Jibrell  wadanka USA Magalada Hopkins MN  ilaahay ha ka dhigo kuwii Dalkooda iyo Diintooda anfacee. Hadaba waxaa u hambalyaynaya asxaabtiisa oo leh”Ilaahay Ha ka ...
qoraa
Noqo qoraa by Abdirisak Saed Ali
- Nov 6, 2014
Waan salaamay dhamaan Hawl wadeenada  galgala News waxaan maanta qalinka u qaatay wax maankayga ka guuxaya oo ku yar bulshada somaliyeed kaas oo ah qalinka. Waxa jira xaqiiqda ah in qoristu ...
Xaabsade-
Xagee iska shabahaan Xaabsade iyo Xaglo-toosiye ?
- Oct 31, 2014
Iyadoo aysan mudnayn in qalin lagu qoro Xaabsade iyo Xaglo Toosiye, hadana waxaa dareenkayga soo jiitay maalin dhaweyd maraan shaashada ka daawaday Xaglo Toosiye oo Xaabsade ka daba qaylinaya oo ...
???????????????????????????????
Xisbi Siyaasadeeda Tayo Laantiisa Sudan oo Xafiis Ka Furatay Gobolka Gadarif
- Oct 31, 2014
  Munasabad Si Heer Sare Loo Sooo Agaasimay Isla Markaana Ay ka Soo Qayb Galeen Madaxda Xisbiga ...
???????????????????????????????
xaflad ay soo qaban qaabiyeey urur weynaha midowga Ardayda ka qalan jabisay iskulka Imaamu Al Nabawi Ee dalka Sudan oo ka dhacday khartoum+Sawiro
- Oct 29, 2014
  Dallada Mideesa Ardada Ka Soo Baxay Dugsiga Imamu Nabawi Ee Wax Kabarta Sudan   Ayaa Xallay Waxaa ay Xaflad Sagootin iyo Soo Dhaweyn u Sameyeen Ardaydii Ka Qallan Jabisay Jaamacadaha Sudan ...
imagesrwr
FAALLO:- XAGEE KU DAMBEEYAY PLTV ? W/Q:- ABDALLA HAJI
- Oct 14, 2014
Telefishinka qaranka Puntland ayaa labadii bilood ee lasoo dhaafay waxa soo foodsaaray khalkhal xoog leh oo ka dhashay arrimo badan oo is biirsaday kadib isbeddelkii uu Madaxwayne Gaas ku sameeyay ...
th (1)
Dhagayso:- Raisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Soo Laabtay Faah Faahinaya Safarkiisa
- Sep 24, 2014
Raisul Wasaraha Xukuumada Soomaaliya C/wali Shikh Axmed Maxamed ayaa faah fahinaya safarkisii dhawaan uu dalka uga maqnaa xili uu maanta dalka dib ugu soo laabtay waxaana soo dhawayntiisa ka qayb ...
Suldaan Said receives high welcome in Garowe
- Sep 22, 2014
Suldan Said Suldan Abdisalan the Sultan iyo Warsangeli Sultanate and the Greater Sultan of Warsangeli Clans of Sanaag, Highland and Bari regions of Puntland has been received in Garowe, by ...
Maqaal1
AF QALLAAD MA AQOON BAA?
- Sep 17, 2014
Burburkii & qaran jabkii ku dhacay ummada Soomaaliyeed waxaa kaloo u wehliyey asal-doorin & burbur xooggan oo soo wajahay dhaqankii & hiddihii ay gaarka u laheyd. Aqoonyahanada ku xeeldheer cilmiga bulshada ...
BeautyPlus_20140824005432_save-1-1
AF QALLAAD MA AQOON BAA?
- Sep 17, 2014
Burburkii & qaran jabkii ku dhacay ummada Soomaaliyeed waxaa kaloo u wehliyey asal-doorin & burbur xooggan oo soo wajahay dhaqankii & hiddihii ay gaarka u laheyd. Aqoonyahanada ku xeeldheer cilmiga ...
ubah1212-300x300
SHIRKii Guuleed2 MA NOQON KARAA MIDNIMO?By Yassin Salah Dualeh
- Sep 10, 2014
SHIRKii Guuleed2 MA NOQON KARAA MIDNIMO? SIDEESE LAGU HELAA MIDNIMADA? YAASE MUDAN IN AY MIDOOBAAN? AYAYSE KA MIDOOBAYAAN?   Marka Hore waxaan Salaamayaa Dhamaan Shacabka Reer maakhir OO dhamaan meelkasta oo ay joogaanba. Salaan ...

Next Page »
Click here to add Widgets