Home » Archives by category » puntland
Puntland:- oo Qiimaynaysa Dhismaha Wadada Ceerigaabo ( Sawiro)

Puntland:- oo Qiimaynaysa Dhismaha Wadada Ceerigaabo ( Sawiro)

Haayada wadooyinka puntland ee marka mafaceeda la soo gaabsho loo Yaqaan nasha ayaa maalmah kormeer ku marayseye Wadda isku xirta deegaanada ceel daahir iyo yube hadab klullan ay la qaateen maamulka gobolka sanaag gudoomiyaasha degmooyinka baran iyo lasqoray waxagarad ka gobolkaasi ayaa waxaa ka warmay gudoomiyha gobolka sanaag maxmud ismaaciil ciyoon Hoos ka dhegyso LikeLike […]

Taarikhada Marxuun yuusuf Caalin

Ilaahigay ha u naxaristee waxaa xalay Dableeyhubaysan ku dishey Hotel Karaama ee magaalada boosaso Ganacsde Caanka ahaa magaaladda boosaso iyo idil haan puntland ganacsadha ayaa lagu magcaabi jirey Yuusuf Cismaan Yuusuf (Yuusuf calin) ilahagay ah u naxariistee marxuunka ayaa dhashay Sanadii 1968 waxana uu ku dhashaya Degaanka galgal ee galbeedka gobolka bari . Dugsiga hoose […]

Continue reading …

Badhan :-Warmurtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Boqorka Daarood iyo Suldaanka Harti (Dhegeeyso)

Comments Off on Badhan :-Warmurtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Boqorka Daarood iyo Suldaanka Harti (Dhegeeyso)
Badhan :-Warmurtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Boqorka Daarood iyo Suldaanka Harti (Dhegeeyso)

ka Diba Socaadaal uu dhowaan ku tegey Boqorak guud e beelah Daarooda Boqor burhaan Boqor muuse Degmada badhan ee gobolka sanaag halkaasi oo si diran loogu soo dhoweeye isaga iyo lixadan oday dhaqameed oo ku weheliye socadaalka uu ku tegaya degmada badhan oo ay kullamo kula yeesha Cuqaal uu hormuuda u yahay suldaanka guud ee […]

Continue reading …

Sawiro:-Maamulka gobolka Bari Iyo Saraakiil Ciidan oo booqaday galgala

Comments Off on Sawiro:-Maamulka gobolka Bari Iyo Saraakiil Ciidan oo booqaday galgala
Sawiro:-Maamulka gobolka Bari Iyo Saraakiil Ciidan oo booqaday galgala

owladda Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta markii ugu horreysay usoo bandhigtay Saxaafadda iyo Bulshada Puntland fariisinkii ugu weynaa Ururka Al-Shabaab ee Buuraleyda Galgala ee gobolka Bari. Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland Gen Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) oo hoggaaminayey Wafdi ay kamid ahaayeen Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan,Taliye Kuxigeenka Booliska Puntland Muxiyadiin Axmed Muuse,Taliyaha Ciidanka […]

Continue reading …

Dhegeeyso+Puntland oo Qorshaysay canshuurat shirakadaha Talefoonada

Comments Off on Dhegeeyso+Puntland oo Qorshaysay canshuurat shirakadaha Talefoonada
Dhegeeyso+Puntland oo Qorshaysay canshuurat shirakadaha Talefoonada

maamulka puntland ayaa shaaaciye canshuuraha laga Qaadaayo shirakadaha Telofooda ee ku yaal deegaamda puntland Wasiirak warfaafinta maamulka puntland ayaa maanta shaaciye in sitoosa canshuur looga Qaadi doono shirkadaha isgaariinta kuwaasi oo uu sheegay inaan cidii bixin weyda loo Qoonsan doono inaan shirkada putland ka tirasanya Hooska dhegeeyso

Continue reading …

Dhegeeyso+Sawiro:-Gaas oo muslimiinta ugu Hanbalayey maalinta ciida

Comments Off on Dhegeeyso+Sawiro:-Gaas oo muslimiinta ugu Hanbalayey maalinta ciida
Dhegeeyso+Sawiro:-Gaas oo muslimiinta ugu Hanbalayey maalinta ciida

Madaxweynaha Dowlada Puntland mudane Prof. Cavdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabada Ciidul Adxa. ”Waxaan Hambalyada Ciidul Adxaa udiraya Dadweynaha Soomaliyeed meel walba oo ay joogaan,gaar ahaan dadweynaha Puntland ee aan Madaxwaynaha u ahay in ay ku Ciidaan Ciid wanaagsan ,si nabadgelyo leh ,si farxad leh iyaga iyo ehelkooda ,caruurtooda iyo dhamaan […]

Continue reading …

(Sawiro) Puntland Oo Wadad Is Barshada Booliska Iyo Shacabka

Comments Off on (Sawiro) Puntland Oo Wadad Is Barshada Booliska Iyo Shacabka
(Sawiro) Puntland Oo Wadad Is Barshada Booliska Iyo Shacabka

    Masuuliyiinta wasaradda Amniga iyo DDR dowladda Puntland ayaa ku howlan sidii looga shaqayn lahaa isku xirka Booliska iyo shacabka si looga hortago khataraha ka hor imaan kara nabadgalyadda deegaanka. Xarunta wasaradda Amniga ayaa maanta waxaa ka furmay tababar socon doona mudo asbuuc ah kaasoo loo qabtay qaar ka mid ah shacabka magalada Garowe […]

Continue reading …

Wadaad Caana oo lagu dileyey beled-weeyen

Comments Off on Wadaad Caana oo lagu dileyey beled-weeyen
Wadaad Caana oo lagu dileyey beled-weeyen

Magaalada Baledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa xalay Kooxo hubaysan ku dileen Wadaad si weyn looga yaqaanay magaalada, Kooxda ayaa ku weerartay wadaaadka Bistoolado waxayna ka baxsadeen goobta marka ay rasaas ku fureen Wadaadka. Wadaadkan la dilay ayaa lagu magacabi jiray Sh. Wardi Saalaxey wuxuuna mu’adin ka ahaa mid ka mida Msjidyada Xaafada Howl Wadaag […]

Continue reading …

Bosaaso oo Howl-Gal laga Sameeyay DHEGAYSO

Comments Off on Bosaaso oo Howl-Gal laga Sameeyay DHEGAYSO
Bosaaso oo Howl-Gal laga Sameeyay DHEGAYSO

Ciidamada Booliska Gobolka Bari ayaa hawlgal ay sameeyen kuso qabtay dhalinyaro tiradoodu gaarayso Toban,kuwaas oo falal amaan daro ah habeenkii ka samayn jiray magaalada. Dhalinyarada la qabtay ayaa furan jiray Mobilada,waxaana hawlgalka lagu soo qabtay Hay’adaha amniga kala shaqeeyay dadweynaha ku nool Bosaso. Talitye ku xigeenka booliisak gobolka bari ayaa sheegya in ciidamdu ay ku […]

Continue reading …

Dhegeeyso :Dhahar oo Ciidamo puntland Gaareen

Comments Off on Dhegeeyso :Dhahar oo Ciidamo puntland Gaareen
Dhegeeyso :Dhahar oo Ciidamo puntland Gaareen

Degmada dhahar ee xarunta gobolka haylaan ayaa waxaa maanta gaarey cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta puntland ciidama ayaa la sheegay in markii aya gaareen degmada dhahar ee xarunta haylaan si diiran loo gu soo dhoweeye ‘ dhinaca kale waxaa warku sheegayaan in ciidamo ka tirsan maamulka soomaliland ay ku suganyihiin deegaamo ka tirsan gobolka haylaan […]

Continue reading …

Gaas Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Sarkaal ka socda Unsom

Comments Off on Gaas Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Sarkaal ka socda Unsom
Gaas Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Sarkaal ka socda Unsom

Kulan maanta dhex maray Madaxwaynaha DowladdaPuntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Agaasimaha Mashruuca Sharciga, Kala Dambeynta iyo Nabadgelyada UNSOM ee Soomaliya Mr.Waldemar Very oo ka dhacay Madaxtooyada ayaa mid gaara uwada yeesheen labada dhinac.   Marka uu soo idladay kulanka waxaa laga soo saaray xafiiska madaxweynaha Puntland war qoraal ah oo ku cad qodobada laga wada hadlay […]

Continue reading …

Dagaal ka dhacay Dhahar

Comments Off on Dagaal ka dhacay Dhahar
Dagaal ka dhacay Dhahar

Wararka aan ka heleeyeno Degmada dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan ayaa la sheegayaa in galabta dagaal ku dhex maray maamulada puntland iyo soomaliland Waxaan la sheegay  halkaas uu ku dhaawacmay hal askari kaasi oo ka tirsanaa maamulka puntland Dagaalkan ayaa la sheegay in uu ka bilawada hool lagu dhaarinaaye gole deegaan oo loo sameye Degmada […]

Continue reading …

DHEGAYSO:- xildhibaan Dhooba-Daareed oo Shirkii Garoowe ka hadlay

Comments Off on DHEGAYSO:- xildhibaan Dhooba-Daareed oo Shirkii Garoowe ka hadlay
DHEGAYSO:- xildhibaan Dhooba-Daareed oo Shirkii Garoowe ka hadlay

Garoowe( Galgalanews) Xildhibaan C/xakiin Xaaji Maxamed’ oo Mar u orday Gudoomiyaha Baarlamaanka PL Ayaa ka hadlay Shirkii Garoowe ay Isimadii Gobolada Bari’sanaag iyo Hayland ay kula Yeesheen  Madaxweynaha PL iyo ku Xigeenkiisa’ wuxuu amaanay Kulankaasi isaga oo Xusay in Shirka Bilowgiisuu uu ka curtay Shirkii Xingalool. ” Kulanka waxa ka Horeeyay Shirkii Xingalool ee Guuleed […]

Continue reading …

DHEGAYSO Dilkii Garoowe oo laga Hadlay

Comments Off on DHEGAYSO Dilkii Garoowe oo laga Hadlay
DHEGAYSO Dilkii Garoowe oo laga Hadlay

Rabbi ha u naxariistee waxaa habeenimadii xalay lagu diley magaalada Garowe ee xarunta Puntland Eng.Cabdirashiid Bulxan Boqor Cismaan oo katirsanaa hawlwadeenada hay’adda waddooyinka Puntland ee PHA. Dilka Injineer Cabdirashiid ayaa ka dhacay meel ku dhaw hotel Towfiiq isaga oo u socda hoygiisi, waxaana dilka geystey koox watey gaari kuwaas oo xabado dhawr ah ku dhuftey […]

Continue reading …
Page 1 of 10123Next ›Last »