Home » Archives by category » Latest News
Yaa ku Guulaystay Dhismaha Maakhir University & Garoonka Garoowe (Sawiro)

Yaa ku Guulaystay Dhismaha Maakhir University & Garoonka Garoowe (Sawiro)

(Dubai-Galgalanews) Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta waxaa maanta lagu saxiixay heshiiska dhismaha garoonka diyaaradaha ee Garowe iyo Jaamacadda Maakhir ee magaalada Badhan. Qandaraaska labadan mashruuc oo ay shirkado dhowr ahi ku tartameen waxa lagu daah furay isla magaalada Dubai, March 23,2015. Labo shirkadood oo lagu kala magacaabo MITAK iyo CEC ayaa ku guuleystey qandaraaska. Shirkadda […]

Soomaali beer ka tabcaday Minnesota (DHEGAYSO)

Comments Off on Soomaali beer ka tabcaday Minnesota (DHEGAYSO)
Soomaali beer ka tabcaday Minnesota (DHEGAYSO)

Soomaalida Mareyakanka ku nool ee dhowr iyo labaatankii sano ee u dambeeyey halkaa degay, ayaa intooda badan ka shaqaysta meherado aan shaqo ku lahayn wax soo saarka cunnada, waxaase dadkaas ka yara duwan Maxamed Caalin Gaabane. Waxa uu beer aad u wayn ku leeyahay wadanka Mareykanka gaar ahaan gobolka Minnesota oo ah meel xiliyada qaarkood […]

Continue reading …

Musharax Dr Gaas Dec 14, 2013 ( Muuqaalka TV-ga Dowlada Puntland)

Comments Off on Musharax Dr Gaas Dec 14, 2013 ( Muuqaalka TV-ga Dowlada Puntland)
Musharax Dr Gaas Dec 14, 2013 ( Muuqaalka TV-ga Dowlada Puntland)

(Garoowe Galgalanews)  Dowladda ayaa ku amartay maamulka Telefishinka Puntland (PLTV) inaysan baahin karin war ku saabsan qaabkii maanta magaalada Garowe loogu soo dhoweeyey madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole. Amarka ayaa si toos ah uga soo baxay xafiiska Wasiirka Warfaafinta, Maxamuud Xasan Soo-Cade, sida ay Garowe Online u xaqiijiyeen qaar kamid ah hawl-wadeenada telefishinka oo […]

Continue reading …

“Dr Faroole Wax-wanaagsan baan ka tegay”

Comments Off on “Dr Faroole Wax-wanaagsan baan ka tegay”
“Dr Faroole Wax-wanaagsan baan ka tegay”

(Garoowe-Galgalanews) Dr Faroole Madaxweynihii Hore ee PL ayaa Markii uu Garoowe yimi warfaafinta la hadlay ayaa ka hadlay Doorshada 2016- in ay ka degeen hore isla markaana la khalday wadadii ay jeexeen Markii Hore” waxa kaloo uu xusay in uu PL wax-wanaagsan uga tegay hadeerna uu tii mid la mid ah u Joogo” Anigu Shido […]

Continue reading …

Dr Faroole” Anigu Shido Ma Wado” (DHEGYASO +Sawiro

Comments Off on Dr Faroole” Anigu Shido Ma Wado” (DHEGYASO +Sawiro
Dr Faroole” Anigu Shido Ma Wado” (DHEGYASO +Sawiro

  (Garoowe Galgalanews) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Farole) ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalo madaxda Puntland ee Garoowe. Soo dhaweynta Dr. Farole waxaa ka qayb qaatay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo isugu jirey wasiirro, xildhibaanno, saraakiil ciidan, isimmo iyo kumannaan dadweyne ah. Mudane Cabdiraxmaan wuxuu si kooban dadweynaha ugula […]

Continue reading …

Bosaaso: Suxufi u Sharaxan Duqa Degmada ( Muuqaal)

Comments Off on Bosaaso: Suxufi u Sharaxan Duqa Degmada ( Muuqaal)
Bosaaso: Suxufi u Sharaxan Duqa Degmada ( Muuqaal)

(Bosaso-Galgalanews) Cawaale Jaamac Salaad, oo ka mid ahaa Wariyayaashii Puntland ugu caansanaa horey neh ugu soo howl galay Tv-gii ETN iyo Idaacado Gudaha iyo Dibada ah ayaa maanta isagoo ku sugan Magaalada Garowe ee Xarunta Dowlada Puntland, waxa uu ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan qabashada Xilka Duqa Degmada Boosaaso. Musharax Cawaale oo mudoonyinkii […]

Continue reading …

Xulitaanka Golaha Deegaanka Bosaaso oo is khilaaf xoog leh uu ka dhex jiro.

Comments Off on Xulitaanka Golaha Deegaanka Bosaaso oo is khilaaf xoog leh uu ka dhex jiro.
Xulitaanka   Golaha Deegaanka Bosaaso oo is khilaaf xoog leh uu ka dhex  jiro.

Waxaa aad ula yaabanahay sida magaalada Bosaaso loogu suxul duubayo Xulitaanka  Xildhibaanada Golaha Deegaanka Boosaaso. Waxaa jira in Raggii hore loo  kala diray ee Golaha deegaanka in ay olole balaaran ugu jiraan sidii ay mar kale dib ugu soo laaban lahayeen. Dhaqaale iyo laaluush aad u badan ayaa odayaasha dhaqanka dul dhigayaan Golihii hore loo […]

Continue reading …

Doorasho kama dhaceyso Soomaaliya 2016 DHEGAYSO

Comments Off on Doorasho kama dhaceyso Soomaaliya 2016 DHEGAYSO
Doorasho kama dhaceyso Soomaaliya 2016 DHEGAYSO

(Muqdisho Galgalanews)  Golayaasha dowladda iyo baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in aysan suurtagal ahayn in dalka Soomaaliya ay ka dhacdo doorashada guud ee dadwaynuhu mid mid u codayn karo 2016. Kulan ay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku yeesheen magaalada Muqdisho kadib, ayaa lagu dhawaaqay go’aan ay si wadajir ah u gaareen labada Gole. Kulankaasi, oo […]

Continue reading …

C/raxmaan Faroole oo ka hadlay Siyaasada Somaliya (Waraysi BBC-da)

Comments Off on C/raxmaan Faroole oo ka hadlay Siyaasada Somaliya (Waraysi BBC-da)
C/raxmaan Faroole oo ka hadlay Siyaasada Somaliya (Waraysi BBC-da)

(Hargaysa Galgalanews) Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud “Farole” oo la hadlayey Idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga isagoo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa ka mahadceliyey qaabkii diirranaa ee dadweynaha iyo Dowladda Somaliland usoo dhoweeyeen. Dr Farole ayaa xusay in ujeedada uu Hargeysa u  tegey ahayn mid siyaasadeed balse uu booqanayey qaar kamid ah […]

Continue reading …

Somaliland:- M.Ku Xigeenka oo Qado Sharaf u Sameeyay Dr Faroole (Muuqaal)

Comments Off on Somaliland:- M.Ku Xigeenka oo Qado Sharaf u Sameeyay Dr Faroole (Muuqaal)
Somaliland:- M.Ku Xigeenka oo Qado Sharaf u Sameeyay Dr Faroole (Muuqaal)

(Hargaysa Galgalanews) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa maanta qado sharaf ku maamuusay madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Shiekh Maxamed “Faroole” oo mudooyinkii u danbeeyay hawlo dhaqan u joogay caasimada Hargaysa. Faroole oo ka mahadcelinaya intii tacsida ugu timi maamlihii koobnaa ee ku sugnaa magaalo madaxda Somaliland ee Hargaysa ayaa yiri “Mudane Madaxwayne […]

Continue reading …

Puntland:- M.ku xigeenka oo Daah Furay (Mahadka SIRDA-)Sawiro

Comments Off on Puntland:- M.ku xigeenka oo Daah Furay (Mahadka SIRDA-)Sawiro
Puntland:- M.ku xigeenka oo Daah Furay (Mahadka SIRDA-)Sawiro

(Garowe Galgalanews)  Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullahi Cumar Camey  ayaa maanta oo axad ah daahfuray machadka cilmi baarista iyo horumarinta Soomaaliya ee SIRDA. Munaasabad lagu furayay machadkaan oo lagu qabtay xarunta jaamacadda PSU ee Garowe ayaa waxaa kasooq qeyb galay madaxweyne ku xigeenka Puntland, xubno ka socday golayaasha dowladda iyo marti sharaf kale […]

Continue reading …

Siilaanyo oo hadallo kulul u jeediyay mucaaradka Somaliland (Daawo)

Comments Off on Siilaanyo oo hadallo kulul u jeediyay mucaaradka Somaliland (Daawo)
Siilaanyo oo hadallo kulul u jeediyay mucaaradka Somaliland (Daawo)

(Hargaysa Galgalanews)  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa ku eedeeyay mucaaradka inay doonayaan inay burburiyaan Somaliland. Siilaanyo ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dib u dhaca doorashada iyo mucaaradka oo uu hadallo kulul u jeediyay. Siilaanyo oo socdaal ugu ambabaxay G. Togdheer ee Somaliland wuxuu isla manta magacaabay garsoorayaal cusub ee maxkamada sare isagoo qaar […]

Continue reading …

Reer Bari oo ka hadlay Dhismihii Puntland ( Waraysi Muuqaal )

Comments Off on Reer Bari oo ka hadlay Dhismihii Puntland ( Waraysi Muuqaal )
Reer Bari oo ka hadlay Dhismihii Puntland ( Waraysi Muuqaal )

Beryahan waxa soo badanayay kacdoon shacab oo Dadka qaar ay kaga cabanayaa Siyaasada & Sad-Bursiga Puntland oo Kordhay’ Dadka warbaahinta la hadlay waxay aad uga hadleen Cadaalada oo ay saluugsanyihiin. Dhawaan waxa Goostay Taliyihii Cashuuraha Bariga ee Puntland kaasi oo ka Cadhooday sida loogu Maamulaya shaqadiisa’ waxana uu haatan Joogaa Duleedka Magaalada Bosaaso oo ciidamo […]

Continue reading …

Somaliland oo Ethiopia Dad u musaafurisay (DHEGAYSO)

Comments Off on Somaliland oo Ethiopia Dad u musaafurisay (DHEGAYSO)
Somaliland oo Ethiopia Dad u musaafurisay (DHEGAYSO)

(Hargaysa Galgalanews)  Somaliland ayaa musaafurisay dad Itoobiyaan ah, oo ay sheegtay inay qabeen xanuunno uu Juudaanku ka mid yahay. Taliyaha waaxda socdaalka Somaliland Korneyl Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay in tiro 200 oo qof ka badan ay musaafuriyeen, kuwaasoo ay ku wareejiyeen mas’uuliyiinta Itoobiya ee jooga xudduudda wajaale. Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid cige […]

Continue reading …
Page 1 of 431123Next ›Last »